Dowlad Ogolaatay in dib u celiso agabyo qaddiimi ah oo laga xaday dalka Ciraaq

Dowlada Mareykanka ayaa ogolaatay in uu dib usoo celiyo 17,000 oo ah agabyo qaddiimi ah oo laga xaday goobaha taariikhiga ah ee kuyaala dalka Ciraaq xiligii Mareykanka duulaanka ku qaaday dalkaasi sanadkii 2003-dii. Wasiirka dhaqanka Ciraaq ayaa Warbaahinta u sheegay in Mareykanka dib usoo celinayay qaar kamid ah agabyada qadiimiga ah ee laga xaday Ciraaq, … Continue reading Dowlad Ogolaatay in dib u celiso agabyo qaddiimi ah oo laga xaday dalka Ciraaq